FANBROJ
Android Version 2.0

FANBROJ ANDROID APP

Khibrada ugu fiican ee daawashada. Soo degso App-ka oo hel ciyaaraha tooska ah, filimaanta, iyo musalsalada adiga oo isticmaalaya internet yar.

Requires Android 5.0 or later • Free Download

FB

App Screenshot

Maxaa u gaar ah App-ka?

Internet Yar

Waxaan u sameynay qaab keydinaya xogtaada (Data Saver Mode) si aad ugu daawato video tayo leh internet yar.

Low Buffering

Servers-keenu waa kuwa ugu dheereeya, mana la kulmi doontid buffering xittaa haddii internet-kaagu gaabis yahay.

Match Reminders

Wuxuu kuu soo dirayaa ogeysiis (notification) 15 daqiiqo ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

Su'aalaha Badanaa La Isweydiiyo

App-ka ma lacag baa?

Haa iyo Maya. Filimaanta iyo wararka waa bilaash. Ciyaaraha tooska ah (Live Matches) qaarkood waa bilaash, kuwana waa Premium (lacag yar).

Sideen u degsan karaa?

Riix badhanka "Download APK" ee kor ku yaal. Kadib Install dheh file-ka soo degay. Hubi inaad ogolaatay "Unknown Sources" settings-ka mobilkaaga.

Login ma u baahanahay?

Uma baahnid login si aad u daawato waxyaabaha bilaashka ah. Laakiin si aad u hesho Premium, waa inaad gashataa Code-ka.

Home
Ciyaar
My List
Menu