FANBROJ

FANBROJ APPS

Daawo Ciyaaraha Caalamka, Filimaanta Soomaaliga, iyo Musalsalada ugu shidan meel kasta iyo goor kasta.

Fast Streaming Low Data Usage 4K & HD Support

Android App

Khibrada ugu fiican ee mobilada Android. Daawo adiga oo socda.

Download App

iOS App

Naqshad u gaar ah iPhone iyo iPad. Tayo sare iyo xawaare.

Download App

Smart TV

Shaashada weyn ku raaxeyso. Android TV, Fire TV iyo PC.

Watch on TV

Maxaan u isticmaalaa Fanbroj App?

Fanbroj App wuxuu kuu sahlayaa inaad si toos ah u daawato ciyaaraha kubadda cagta adduunka adiga oo jooga meel kasta. Uma baahnid inaad raadiso links ama website-yo kala duwan. Waxaan kuu keenaynaa Premier League, La Liga, Serie A iyo Champions League oo tayadoodu sareyso.

Sidoo kale, waxaad ka heli doontaa aflaanta iyo musalsalada ugu dambeeyay ee Af-Soomaaliga lagu turjumay. App-ka wuxuu isticmaalaa xog (internet data) ka yar tan browser-ka caadiga ah, wuxuuna leeyahay "Notification System" kuu soo sheegaya marka ciyaarta bilaabaneyso.

Home
Ciyaar
My List
Menu