FANBROJ

About Fanbroj Productions

Hal meel oo Somali ku daawato ciyaar iyo filim, meel kasta oo aad joogto.

Kusoo Dhawaada Fanbroj

Fanbroj Productions waa madal casri ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, kuna midaynaysa ciyaaraha live, filimada af-Soomaali, iyo musalsalada caalamiga ah hal meel.

Waxaan abuurnay Fanbroj si aan u fududeyno daawashada:

  • Ciyaaro live (Premier League, La Liga, iwm)
  • Filimo Af-Soomaali Dubbed
  • Musalsalo & taxane caalami ah
  • Warar & falanqayn ciyaareed

Maxay Fanbroj Diiradda Saartaa?

Waxaan had iyo jeer ku dadaalnaa bixinta adeeg hufan oo la isku halayn karo.

Xawaare degdeg ah

Servers-keena waxay ku yaalaan meelo istiraatiiji ah.

Daawasho aan buffering lahayn

U isticmaal internet yar tayada ugu sareeysa.

Multi-Platform Support

Mobile, Desktop & Smart TV support.

Somali-u-habboon

Khibrad fudud oo luqadaada ah.

Our Mission

"In Fanbroj noqdo hal meel oo Somali ku daawato ciyaar iyo filim, meel kasta oo aad joogto."
Home
Ciyaar
My List
Menu