Fanbroj TV
PREMIUM

Filimada Shahrukh Khan Af Somali

Shahrukh Khan (SRK), oo loo yaqaan boqorka Bollywood, filimadiisa Af Somali loo dubbay halkan ayay ku wada jiraan. Badankood waa sheekooyinkiisii jaceylka ee 1990-meeyadii iyo 2000-meeyadii, kuwa ugu daawashada badanna kor ayay ku jiraan.

24 filim

Home
Filimo
My List
Menu